Muddo Sanadeedka Tabbabarka
Si aad u aragto taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinka kuu dhaw, doooro tabbabarkaaga hoose oo guji goobta.
Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada) waxay isku diiwaangelin karaan inay ka wacaan Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200 Isniin ilaa iyo Jimce, 8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m. Markaad wacdo waxaad fariin ku dhaafi doontaa:
- Magaca kowaad iyo kan danbe.
- Lambarka taleefonka.
- Wakhtiga ugu fiican ee dib laguu soo wici karo.
- Tabbabarka aad jeceshahay inaad isku diiwaangeliso iyo goobtiisa.
Xubin ka tirsan kooxda diiwaangelinta ayaa dib kuu soo wici doona oo kaa caawin doona inaad isdiiwaangeliso sida ugu dhakhsaha badan.
Adeeg Bixiyeyaasha Hay’ada (AP-yada) ayaa isku diiwangelin kara inay wacaan loo-shaqeeyahooda.[/vc_column_text][vc_tta_tour active_section=”1″][vc_tta_section title=”Tababarka Aasaasiga ah 70″ tab_id=”1491342901913-1f322148-19ab”][vc_single_image image=”7822″ img_size=”full”][vc_column_text]Tababarka Aasaasiga ah 70 waa tabbabar looga baahan yahay inay sameeyaan Caawiyeyaasha Daryeelka Guriga ee Caadiga ah (HCA) ee daryeelka siiya macaamiisha nis iyo wakhti dhamaystiran labaduba.
Guji aagga si aad u aragto taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinka la heli karo.
Aagga | Magaalooyinka |
---|---|
Eastern Washington | Clarkston, Colville, Ellensburg, Richland, Spokane, Walla Walla |
Puget Sound | Arlington, Bellevue, Bellingham, Des Moines, Everett, Kent, Lakewood, Lynnwood, Mount Vernon, Puyallup, Seattle, Tukwila |
Central Washington | Moses Lake, Omak, Wenatchee, Yakima |
Southwest Washington | Aberdeen, Bremerton, Chehalis, Lacey, Longview, Oak Harbor, Olympia, Port Angeles, Raymond, Shelton, Tumwater, Vancouver |
Haddii aad u baahan tahay inaad bilowdo Tababarka Aasaasiga ah 30, waxaa laguu soo diri doonaa iimayl wata tilmaamo aad isku diiwaangeliso.
Haddii aad bogtay wax ka mid ah Tababarka Aasaasiga ah 30 ka hor 2/15/22, balse wali ay kuu dhiman yihiin qaybo kale, waxaa laguu soo diri doonaa iimayl wato tilmaamo ku saabsan sida loo dhamaystiro tabbabarkaaga.
Wax badan ka ogoow dhamaystirka Tabbabarka Aasaasiga ah 30.[/vc_column_text][/vc_tta_section][vc_tta_section title=”Tababarka Aasaasiga ah 7″ tab_id=”1491343282236-76d03091-7a83″][vc_column_text]Tababarka aasaasiga ah ee 7 waa tababbar 7-saacadood ee loo baahan yahay Bixiyaha Shaqsiga ah ee Waalidka (DDA).
Guji aagga si aad u aragto taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinka la heli karo.
Aagga | Magaalooyinka |
---|---|
Eastern Washington | Richland, Spokane |
Puget Sound | Bellingham, Everett, Kent, Lakewood, Seattle |
Central Washington | Goobtan ma lahan fasalo wakhti xaadirkan. |
Southwest Washington | Bremerton, Vancouver |
Aqoon kororsiyada onleenka ah | Fasalada tooska ah, macallinka uu bixiyo ee tooska ah. |
Waxaad hadda iska diiwaangelin kartaa CE-yada cusub. Koorsooyinka waxaa ka mid ah:
[/vc_column_text][/vc_tta_section][/vc_tta_tour][/vc_column][/vc_row]