Tabbabarka Aasaasiga ah 7
Eastern Washington
Basic Training 7 (Tabbabarka Aasaasiga ah ee 7) waa tabbabar 7 saacadood ah oo looga baahan yahay inuu qaato Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA).
Waa inaad bogtaa dhammaan 7-da saacadood si aad u buuxiso shuruudahaaga. Waxaa ka mid ah:
- 1-saac oo waxbarasho madaxbanaan ah.
- 6-saacadood oo tabbabar macallin uu bixiyo ah (guud ahaan 2 qaybood).
Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:
Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli karta.
Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso.
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Richland |
06/21/2022 | 07/05/2022 | Ingiriis |
07/07/2022 | 08/01/2022 | Ingiriis |
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Spokane |
07/12/2022 | 7/19/2022 | Ingiriis |
08/16/2022 | 08/23/2022 | Ingiriis |