Tabbabarka Aasaasiga ah 7

Southwest Washington

Basic Training 7 (Tabbabarka Aasaasiga ah ee 7) waa tabbabar 7 saacadood ah oo looga baahan yahay inuu qaato Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA).

Waa inaad buuxisaa dhammaan 7 saacadood si aad u buuxiso shuruudahaaga. Waxaa ka mid ah:

  1. 1-saac oo waxbarasho madaxbanaan ah.
  2. 6-saacadood oo tabbabar macallin uu bixiyo ah (guud ahaan 2 qaybood).

Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:

Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli karta.

Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso.

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Bremerton

08/05/2022 08/18/2022 Ingiriis

 

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Vancouver

07/08/2022 07/27/2022 Ingiriis