Koorsooyinka Tabbabarka Aasaasiga ah 70

Southwest Washington

Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى

Tabbabarka Aasaasiga ah ee 70 wuxuu kugu diyaarinayaa macluumaadka iyo xirfadaha aad u baahan tahay si aad si guul leh ugu gudubto imtixaanka shahaadiga ah oo aad noqoto Kaaliyaha Daryeelka Guriga (HCA).

Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada) waxay isku diiwaangelin karaan inay ka wacaan Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200, Isniin-Jimce, 8:00 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m ama inay iimayl ugu diraan mrc@myseiubenefits.org.

Adeeg Bixiyeyaasha Hay’ada (AP-yada) waxay wici karaan Hay’adooda si ay isku diiwaangeliyaan.

Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:

Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli kara.

Tabbabarkaaga:

  • Wuxuu soconayaa guud ahaan 14 maalmood.
  • Waa isku gaynta fasalo qof ahaan loo xaadiro iyo kuwa aqoon kororsiga onleenka ah kuwaas oo socda 3.5 ilaa iyo 7 saacadood maalin walbo.
  • Wuxuu leeyahay lacag; ku hel lacag wakhtiga aad ku bixiso fasalka.

Eeg tusaalaha qaabdhismeedka koorsada iyo jadwalka hadda jira.

Ka dib markaad bogto tabbabarkaaga oo aad si guul leh uga gudubto imtixaankaaga HCA, waxaad heli doontaa mushahar kordhin $0.25 saacadiiba ah.

Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Aberdeen
 


3/10/2023 03/30/2023 Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 10, 17
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 13, 14, 15, 16, 20, 21
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 22, 23, 24, 28, 29, 30

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Bremerton
 




03/23/2023

04/13/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 23, 30
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 24, 27, 28, 29, 31, April 3
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 4, 5, 6, 10, 11, 13

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda


Longview
 




03/01/2023

03/22/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 1, 9
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 2, 6, 7, 8, 10, 13
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 14, 15, 17, 20, 21, 22

04/17/2023

05/04/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 17, 21
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 18, 19, 20, 21, 25, 26
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 27, 28, Maajo 1, 2, 3, 4

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Oak Harbor
 


03/13/2023 04/03/2023 Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 13, 20
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 14, 15, 16, 17,21, 22
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 23, 24, 27, 28, 29, April 3

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Olympia
 


2/27/2023 3/16/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 27, Maarso 6
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 28, Maarso 1, 2,3, 7, 8
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 9, 10, 13, 14, 15, 16
04/04/2023 04/26/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 4, 12
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 5, 6, 7, 11, 13, 14
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 18, 19, 20, 21, 25, 26

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Port Angeles
 
03/02/2023 03/22/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 2, 9
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 3, 6, 7, 8, 10, 13
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 14, 15, 17, 20, 21, 22

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Vancouver
 








2/8/2023

2/28/2023

Ruush

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 8, 15
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 9, 10, 13, 14, 16, 17
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 21, 22, 23, 24,27, 28

2/21/2023

3/14/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 21, 28
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 22, 23, 24, 27, Maarso 1, 2
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 6, 7, 8, 9, 13, 14

03/01/2023

03/18/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 1, 8
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 2, 3, 4, 5, 9, 10
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 11, 12, 15, 17, 18

04/03/2023

04/20/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 3, 10
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 4, 5, 6, 7, 11, 12
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 13, 14, 17, 18, 19, 20

04/17/2023

05/08/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 17, 21
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 18, 19, 20 21,25, 26
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 27, Maajo 1, 2, 3, 4, 8

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Shelton



03/20/2023 04/10/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka galabki ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 20, 27
  • Fasalka galabki ee onleenka ah (zoom): Maarso 21, 22, 23, 24, 28, 29
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 30, April 3, 4, 6, 10, 11

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Tumwater

03/17/2023 04/13/2023 Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka galabki ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 17, 24
  • Fasalka galabki ee onleenka ah (zoom): Maarso 20, 21, 22, 23, 29, 30
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 31, April 3, 10, 11, 12, 13

 

  Taariikhda Billowga Taariikhda Dhamaadka Luuqadda
Raymond

03/01/2023 03/23/2023 Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka galabki ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 1, 9
  • Fasalka galabki ee onleenka ah (zoom): Maarso 2, 3, 7, 8, 10, 14
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 15, 16, 21, 22, 23, 28