Koorsooyinka Tabbabarka Aasaasiga ah 70

Eastern Washington

Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى

Tabbabarka Aasaasiga ah ee 70 wuxuu kugu diyaarinayaa macluumaadka iyo xirfadaha aad u baahan tahay si aad si guul leh ugu gudubto imtixaanka shahaadiga ah oo aad noqoto Kaaliyaha Daryeelka Guriga (HCA).

Tabbabarkaaga:

  • Wuxuu soconayaa guud ahaan 14 maalmood.
  • Waa isku gaynta fasalo qof ahaan loo xaadiro iyo kuwa aqoon kororsiga onleenka ah kuwaas oo socda 3.5 ilaa iyo 7 saacadood maalin walbo.
  • Wuxuu leeyahay lacag; ku hel lacag wakhtiga aad ku bixiso fasalka.

Eeg tusaalaha qaabdhismeedka koorsada iyo jadwalka hadda jira.

Ka dib markaad bogto tabbabarkaaga oo aad si guul leh uga gudubto imtixaankaaga HCA, waxaad heli doontaa mushahar kordhin $0.25 saacadiiba ah.

Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:

Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli kara.

Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso ama iimayl ugu dir mrc@myseiubenefits.org.

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Colville


04/05/2023 04/25/23  Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 5, 13
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 6, 10, 11,12, 14, 17
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 18, 19, 20, 21, 24, 25

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Ellensburg


03/01/2023 03/20/2023  Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 1, 8
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 2, 3, 6, 7, 9, 10
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 13, 14, 15, 16, 17, 20

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Richland









2/1/2023

2/28/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 1, 8
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 2, 3, 6, 7, 9, 10
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 17, 20, 21, 24, 25, 28

2/5/2023

2/27/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 5, 12
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 6, 7, 8, 9, 13, 14
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 15, 16, 19, 22, 26, 27

03/01/2023

03/24/2023

Isbaanish

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 1, 8
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 2, 3, 4, 5, 10, 11
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 13, 14, 15, 18, 19, 24

03/05/2023

03/23/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 2, 12
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 6, 7, 8, 9, 13, 14
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 16, 17, 20, 21, 22, 23

04/14/2023

05/01/23

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 14, 21
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 15, 16, 17, 18, 22, 23
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 24, 25, 28, 29, Maajo 1

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Spokane













2/8/2023 2/28/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 8, 15
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 9, 10, 13, 14, 16, 17
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 21, 22, 23, 24, 27, 28
2/17/2023 3/9/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 17, 27
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 21,22,23,24,28, Maarso 1
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 2, 3, 6, 7, 8, 9
03/20/2023 04/10/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 20, 27
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 21, 22, 23, 24, 28, 29
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 31, April 3, 4, 5, 6, 10
04/01/23 06/04/23 Ruush
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 1, 23
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 2, 15, 16, 22, 29, 30
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 6, 7, 20, 21, Juun 3, 4
04/10/2023 04/27/23 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 10, 17
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 11, 12, 13, 14, 18, 19
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 20, 21, 24, 25, 26, 27

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda


Walla  Walla

 
2/13/2023 3/3/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 13, 21
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 14, 15, 16, 17, 22, 23
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 24, 27, 28, Maarso 1, 2, 3
04/14/2023 05/03/2023 Ingiriis
Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 14, 21
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 17, 18, 19, 24, 25
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 26, 27, 28, Maajo 1, 2, 3