Koorsooyinka Tabbabarka Aasaasiga ah 70

Central Washington

Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى

Tabbabarka Aasaasiga ah ee 70 wuxuu kugu diyaarinayaa macluumaadka iyo xirfadaha aad u baahan tahay si aad si guul leh ugu gudubto imtixaanka shahaadiga ah oo aad noqoto Kaaliyaha Daryeelka Guriga (HCA).

Tabbabarkaaga:

  • Wuxuu soconayaa guud ahaan 14 maalmood.
  • Waa isku gaynta fasalo qof ahaan loo xaadiro iyo kuwa aqoon kororsiga onleenka ah kuwaas oo socda 3.5 ilaa iyo 7 saacadood maalin walbo.
  • Wuxuu leeyahay lacag; ku hel lacag wakhtiga aad ku bixiso fasalka.

Eeg tusaalaha qaabdhismeedka koorsada iyo jadwalka hadda jira.

Ka dib markaad bogto tabbabarkaaga oo aad si guul leh uga gudubto imtixaankaaga HCA, waxaad heli doontaa mushahar kordhin $0.25 saacadiiba ah.

Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:

Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli kara.

Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso ama iimayl u dir mrc@myseiubenefits.org.

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Omak
 


3/3/2023 03/23/2023 Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 3, 10
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 6, 7, 8, 9, 13, 14
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 15, 17, 20, 21, 22, 23

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Moses Lake
 


04/06/2023 04/26/2023 Kuuriyaan

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 6, 14
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 10, 11, 12, 13, 17, 18
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 19, 20, 21, 24, 25, 26

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Wenatchee
 


04/03/2023 04/20/2023 Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 3, 10
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 4, 5, 6, 7, 11, 12
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 13, 14, 17, 18, 19, 20

 

Taariikhda Billowga  Taariikhda Dhamaadka  Luuqadda
Yakima
 







2/6/2023

2/24/2023

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 6, 13
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Febraayo 7, 8, 9, 10, 14, 15
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Febraayo 16, 17, 21, 22, 23, 24

03/23/2023

04/12/23

Ingiriis

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Maarso 22, 29
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Maarso 23, 24, 27,28, 31, Abriil 3
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 4, 5, 6, 10, 11, 12

04/11/23

04/28/23

Isbaanish

Qorshayso jadwalkaaga:

  • Fasalka subixi ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 11, 18
  • Fasalka subixi ee onleenka ah (zoom): Abriil 12, 13, 14, 17, 19, 20
  • Fasalka maalinti oo dhan ee qof ahaanta loo xaadiro: Abriil 21, 24, 25, 26, 27, 28