Tabbabarka Aasaasiga ah 7

Aqoon kororsiyada onleenka ah

Basic Training 7 (Tabbabarka Aasaasiga ah ee 7) waa tabbabar 7 saacadood ah oo looga baahan yahay inuu qaato Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA).

Waa inaad bogtaa dhammaan 7-da saacadood si aad u buuxiso shuruudahaaga. Waxaa ka mid ah:

  1. 1-saac oo waxbarasho madaxbanaan ah.
  2. 6-saacadood oo tabbabar macallin uu bixiyo ah (guud ahaan 2 qaybood).
    • Koorsooyinka Aqoon Kororsiga Onleenka Ah ee kaliya ee hoose, labada qayboodba waxaa lagu dhamaystiraa onleen ahaan.

Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli karta.

Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso.

Aqoon kororsiga onleenka ah Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Aqoon kororsiga onleenka ah 1
06/17/2022 06/24/2022 Ingiriis
Aqoon kororsiga onleenka ah 2 07/08/2022 07/14/2022 Ingiriis
Aqoon kororsiga onleenka ah 3 08/19/2022 08/25/2022 Ingiriis