Tabbabarka Aasaasiga ah 7

Puget Sound

Basic Training 7 (Tabbabarka Aasaasiga ah ee 7) waa tabbabar 7 saacadood ah oo looga baahan yahay inuu qaato Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA).

Waa inaad bogtaa dhammaan 7-da saacadood si aad u buuxiso shuruudahaaga. Waxaa ka mid ah:

  1. 1-saac oo waxbarasho madaxbanaan ah.
  2. 6-saacadood oo tabbabar macallin uu bixiyo ah (guud ahaan 2 qaybood).

Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:

Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli karta.

Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso.

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Bellingham 

08/11/2022 08/22/2022 Ingiriis

 

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Everett

07/15/2022 07/21/2022 Ingiriis
08/09/2022 08/17/2022 Ingiriis

 

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Kent

08/01/2022 08/10/2022 Ingiriis

 

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Lakewood

07/01/2022 07/15/2022 Ingiriis
08/19/2022 09/07/2022 Ingiriis

 

Qeybta 1 Qeybta 2 Luuqadda
Seattle

07/01/2022 07/08/2022 English