Dukumiintiyada Ka Qaybgalaha
Dukumiintiyada Qorshaha Ceymiska
Kuwani hoose waa isku soo uruurinta rasmiga ah ee qaynuunada iyo sharciyada la xiriira Qorshaha Howlgabnimada Sugan.
- Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775 oo dhaqangal ahaa laga soo bilaabo Luuliyo 1, 2021
- Qeexida iyo Soo Koobida Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775
- Soo Koobida Warbixinta Sanadlaha ah
Dukumiintiyadan waxaa sidoo kale laga heli karaa akoonkaaga Retirement: My Plan .
Dukumiintiyada Kale
Markaad wax biirin ka codsado akoonkaaga hawlgabka, waxaad u baahan doontaa inaad caddayso aqoonsigaaga waxyaabaha sida magacagaaga sharciga ah iyo da’daada. Waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad hal dukumiinti u gudbiso caddayn ahaan.
- Foomka Caddaynta Da’da wuxuu muujiyaa noocyada aqoonsiga ee la aqbali karo si loo codsado wax biirin.
Caawin aad Ku Heli Karto Luuqadaada
Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan Qorshaha Howlgabnimada Sugan ama aad u baahan tahay caawin aad ku hesho luuqadaada, fadlan kala xiriir Wakiilka Howlgabnimada Sugan lambarka 1-800-726-8303, 5 a.m. ilaa iyo 6 p.m. Pacific Time, Isniin – Jimce.