Dukumiintiyada Ka Qaybgalaha
Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى | Soomaali
Dukumiintiyada Qorshaha Ceymiska
Kuwani hoose waa isku soo uruurinta rasmiga ah ee qaynuunada iyo sharciyada la xiriira Qorshaha Howlgabnimada Sugan.
- Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775 oo dhaqangal ahaa laga soo bilaabo Luuliyo 1, 2021
- Qeexida iyo Soo Koobida Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775
Dukumiintiyadan waxaa sidoo kale laga heli karaa akoonkaaga Retirement: My Plan .
Caawin aad Ku Heli Karto Luuqadaada
Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan Qorshaha Howlgabnimada Sugan ama aad u baahan tahay caawin aad ku hesho luuqadaada, fadlan kala xiriir Wakiilka Howlgabnimada Sugan lambarka 1-800-726-8303, 5 a.m. ilaa iyo 6 p.m. Pacific Time, Isniin – Jimce.