My Benefits iyo Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha)

See in English | Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | Переглянути укр | عربى | មើលជាភាសាខ្មែរ | Soomaali|

Waxaad hadda si fudud iskaga diiwaangelin kartaa oo aad ka bogi kartaa tabbabarka lagaaga baahan yahay Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) ee My Benefits!

Riix ama guji shuruudaada tabbabarka si aad u barato sida loo galo, la iskaga diiwaangeliyo iyo loo dhamaystiro tabbabarkaaga:

Diyaar ma u tahay inaad gasho? Tag My Benefits maanta!

Gal

 

Arag sida ay ugu fududahay daryeel bixiyeyaasha inay galaan My Benefits oo ay isticmaalaan Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si ay iskaga diiwaangeliyaan tabbabar oo ugu sameeyaan koorsooyin onleen ahaan iyaga oo isticmaalaya kumbiyuutar ama taleefan casri ah:

 

Waxbarashadda Dadka Wawayn

Dhammaan daryeel bixiyeyaasha leh shuruudaha CE ee dhacaya Agoosto 31, 2023 ayaa iimayl loogu diray magacooda adeegsadaha iyo lambar sireedkooda, waxayna hadda gali karaan My Benefits oo tagi karaan Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si ay iskuugu diiwaangeliyaan CE-yada onleenka ah, fasalada qof ahaanta loo xaadiro ama aqoon kororsiyada onleenka ah.

Haddii aad tahay Adeeg Bixiyaha Hay’ada (AP), fadlan la xiriir loo-shaqeeyahaaga ka hor inta aadan isku diiwaangelinin tabbabarka.

Eeg Hagaha Adeegsadaha ee CE ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si aad wax badan uga ogaato sida la iskaga diiwaangeliyo oo loo dhamaystiro CE-yadaada.

Waxaa laguu soo diray iimayl wato magacaaga adeegsadaha iyo lambar sireedkaaga. Haddii aad iimaylka ka waydo sanduuqa iimaylkaaga, waxaad raaci kartaa tallaabooyinkan si aad u gasho:

  1. Tag caregiverlearning.org.
  2. Riix ama guji Forgot your password? (Ma iloowday lambar sireedkaaga?).
  3. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo riix ama guji Send Reset Link (Soo Dir Gujo-raaca Dib u Baddelida).
    • Haddii aadan aqoonin Aqoonsigaaga Qofka ee BG, fadlan ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200 ama iimayl ugu dir mrc@myseiubenefits.org.
  4. Ka eeg sanduuqa iimaylkaaga iimayl cinwaankiisu yahay New Password (Lambar Sireed Cusub) oo laga soo diray learning-center@myseiubenefits.org.
  5. Riix ama guji gujo-raaca ku jira iimaylka.
  6. Waxaa laguu sheegi doonaa inaad samaysato lambar sireed cusub.
  7. Riix ama guji gujo-raaca Sign In (Gal) ee soo muuqanaya ka dib marka aad baddasho lambar sireedkaaga.
  8. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo isticmaal lambar sireedka aad samaysatay si aad u gasho.
  9. Riix ama guji Agree (Waan Oggolahay) ee Qodobadda Heshiiska My Benefits.
  10. Bogga koowaad ee My Benefits dhexdiisa, riix ama guji Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).

Waxaad hadda joogtaa bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaadna awood u leedahay inaad isticmaasho akoonkaaga waxbarashada onleenka ah.

  1. Riix ama guji Safka Liisaska Hoos U Baxa ee ku yaala dhinaca bidix ee sare ee bog kasta kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
    • Haddii aad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaad riixi kartaa ama gujin kartaa badhanka Find Courses (Hel Koorsooyin) ee ku yaala xaga sare ee shaashada.
  2. Waxaad hadda arki kartaa dhammaan koorsooyinka la heli karo. Koorso walbo, waxaad arki doontaa cinwaanka koorsada, luuqadda koorsada ku baxayso, tirada sacadaha iyo qaabka koorsada. Riix ama guji sawir calaamadeedka shaandheeyaha oo ku yaala dhinaca bidix ee sare ee sanduuqa Koorsooyinka Onleenka ah haddii aad jeclaan lahayd inaad kala shaandhayso koorsooyinka aad aragto.
    • Dooro dhammaan shaandheeyeyaasha aad rabto inaad isticmaasho. Koorsooyinka ayaa si toos ah loo cusboonaysiin doonaa.
    • Haddii aad jeceshahay inaad koorso ku qaadato luuqadda aad doorbidayso, waxaa ka dooran kartaa luuqadda halkan. Isticmaal koodhadhkan luuqadaha si aad u ogaato luuqadda koorsada lagu bixinayo: EN (Ingiriisi), ES (Isbaanish), ZH (Shiinees), KO (Kuuriyaan), RU (Ruush), and VI (Fiitnaam).
    • Si aad ugu raadiso koorsooyinka mawduuc gaar ah, waxaad ku qori kartaa erayga muhiimka ah Qeybta Wax Raadinta. Tusaale ahaan, haddii aad jeceshahay inaad samayso koorso ku saabsan Cudurka Tufta, ku qor “Cudurka Tufta” qeybta wax raadinta si aad u eegto dhammaan koorsooyinka habboon.
  3. Guji koorso si aad u eegto faahfaahin dheeraad ah. Haddii aad jeclaan lahayd inaad iska diiwaangeliso koorsada, riix ama guji badhanka Enroll (Isdiiwaangeli) ee ku yaala dhinaca bidix si aad isku diiwaangeliso.

Bogga My Courses (Koorsooyinkayga) wuxuu kuu sahlayaa inaad aragto koorsooyinka aad hadda u diiwaangashan tahay.

  1. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca bidix ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  2. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji koorsada aad rabto inaad bilowdo.
  3. Markaad joogto bogga koowaad ee koorsadaada, waxaad awoodi doontaa inaad bilowdo koorsada, inaad aragto horusocodka koorsadaada, inaad eegto faahfaahinta koorsada iyo inaad hesho khayraad dheeraad ah.
    • Shaashada wayn ee bogga koorsada waxay ku tusini doontaa halka aad ka marayso koorsada wakhti xaadirkaas. Halkan waxaad ka bilaabi kartaa koorsada ama ka sii wadi kartaa koorsada haddii aad dib ugu soo laabanayso.
    • Waxaad arki doontaa dhammaan agabyada aad u baahan tahay si aad u dhamaystirto iyo horusocodkaaga koorsada ee haddadaan. Waxaad sidoo kale ka bilaabi kartaa oo ka sii wadi kartaa koorsadaada halkan.
    • Faahfaahinta koorsada iyo khayraadka waxtarka leh waxay ku qoran yihiin salka hoose ee bogga koorsada. Kuwani looma baahno dhamaystirka koorsada balse waxay wax ku tari karaan waxbarashda ama muuraajacaynta.
  4. Si aad u bilowdo koorsada, guji Start Learning Now (Bilow Waxbarashada Hadda.
    • Xaqiiji inaad isticmaalayso kumbiyuutar cod leh oo codkaaga uu furan yahay.
  5. Raac tilmaamaha si aad u bogto koorsada.
  1. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee bogga.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca midg ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  2. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji koorsada CE ee aad rabto inaad iska bixiso.
  3. Riix ama guji sawir calaamadeedka Unenroll (Iska Bixi) si aad iskaga bixiso koorsada. Kani waa badhanka saddexaad ee jira dhinaca midig ee kore.
  4. Shaashad ayaa soo bixi doonta si loo xaqiijiyo inaad rabto inaad iska bixiso. Riix ama guji Yes, I would to proceed (Haa, waxaan rabaa inaan sii socdo) kadibna Confirm (Xaqiiji). Kadibna waxaa dib laguu gayn doonaa My Courses (Koorsooyinkayga).
  1. Waxaa jira dhawr qaab oo aad ku tagi karto bogga fasalkaaga. Markaad joogto Bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha):
    • Hoos u bax ilaa My Class Schedule (Jadwalka Fasalkayga) oo riix ama guji fasalka.
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada kadibna dooro fasalka.
    • Hoos u bax ilaa My Courses (Koorsooyinkayga), oo ku taala dhinaca hoose ee midig ee bogga, oo riix ama guji View All (Eeg Dhammaan) kadibna dooro fasalka.
  2. Kadib markaad doorato fasalkaaga, waxaad arki doontaa taariikhda, wakhtiga, iyo goobta fasalkaaga iyo wax kale oo badan:
    • Riix ama guji gujo-raaca Show More/Show Less (Wax Badan Muuji/Wax Yar Muuji) si aad u aragto faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan fasalkaaga.
    • Riix ama guji Location Map and Details (Khariidadda iyo Faahfaahinta Goobta) si aad u hesho khariidadda goobta. Goobta fasalkaaga aad qof ahaanta u xaadirayso ayaad halkaa ka heli doontaa.
    • Hoos u bax ilaa qaybta Resources (Dhigaalada) si aad u aragto agabyada fasalka oo aad daabacan karto.
  3. Haddii aad samaynayso aqoon kororsiga onleenka ah, hoos u bax oo riix ama guji taariikhda si aad u aragto macluumaad dheeraad ah. Haddii aad furto boggan ka hor aqoon kororsigaaga onleenka ah, waxaad arki doontaa wakhtiga is-guraysa ee ka dhiman aqoon kororsigaaga onleenka ah. Waxaad sidoo kale arki doontaa taariikhda bilowga, wakhtiga, muddada iyo macalinka aqoon kororsiga onleenka ah.
    • Marki la gaaro maalinta aqoon kororsigaaga onleenka ah, 15 daqiiqo ka hor inta uusan fasalkaaga bilaabanin, tag bogga fasalka oo raac tallaabada 3-aad. Riix ama guji badhanka Join This Webinar (Ku Biir Aqoon Kororsigan Onleenka Ah). Aqoon kororsigaaga onleenka ah ayaa hadda ku furmi doona bog cusub.
    • MUHIIM AH: Waxaad ku isticmaali doontaa Zoom aqoon kororsigaaga onleenka ah. Si aad iskuugu diyaariso sida ugu wanaagsan aqoon kororsigaaga onleenka ah, tag bogga caawinta ee Zoom si aad u barato sida loo isticmaalo Zoom.

Tababarka Aasaasiga Ah

Haddii lagu shaqaalaysiiyay inta u dhaxaysay Oktoobar 1, 2020 ilaa Maarso 31, 2022, waxaad hadda isku diiwaangelin kartaa Tabbabarka Aasaasiga Ah.

Haddii aad u baahan tahay inaad bogto Tabbabarka Aasaasiga Ah oo lagu shaqaalaysiiyay ka gadaal Maarso 31, 2022, waxaa iimaylka laguu soo diri doonaa macluumaadkaaga gelitaanka ee My Benefits 3 bilood ka hor taariikhdaada kama danbaysta ah. Fadlan sug ilaa aad ka helayso iimaylkan si aad iskaga diiwaangeliso tabbabarkaaga.

Dooro nooca Tabbabarka Aasaasiga Ah ee aad u baahan tahay inaad samayso iyada oo ku salaysan nooca adeeg bixiyaha ee aad tahay si aad wax badan u ogaato:

Tabbabar Nooca Adeeg Bixiyaha
Tabbabarka Aasaasiga Ah 70 Caawiyeyaasha Daryeelka Guriga ee Caadiga ah (HCA-yada)
Tabbabarka Aasaasiga Ah 30 Adeeg Bixiyaha Waalidka ah ee Aanaan- DDA ahayn, Adeeg Bixiyaha Adeegga Xaddidan iyo Kuwa Ilmaha Qaangaarka ah
Tabbabarka Aasaasiga Ah 9 Daryeelka Ku Simida
Tabbabarka Aasaasiga Ah 7 Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA)

 

 

Tabbabarka Aasaasiga Ah 70

Eeg Hagaha Adeegsadaha ee Tabbabarka Aasaasiga Ah 70 si aad wax badan uga ogaato sida la iskaga diiwaangeliyo oo loo dhamaystiro Tabbabarka Aasaasiga Ah 70.

Waxaa laguu soo diray iimayl wato magacaaga adeegsadaha iyo lambar sireedkaaga. Haddii aad iimaylka ka waydo sanduuqa iimaylkaaga, waxaad raaci kartaa tallaabooyinkan si aad u gasho:

  1. Tag caregiverlearning.org.
  2. Riix ama guji Forgot your password? (Ma iloowday lambar sireedkaaga?).
  3. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo riix ama guji Send Reset Link (Soo Dir Gujo-raaca Dib u Baddelida).
    • Haddii aadan aqoonin Aqoonsigaaga Qofka ee BG, fadlan ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200 ama iimayl ugu dir mrc@myseiubenefits.org.
  4. Ka eeg sanduuqa iimaylkaaga iimayl cinwaankiisu yahay New Password (Lambar Sireed Cusub) oo laga soo diray learning-center@myseiubenefits.org.
  5. Riix ama guji gujo-raaca ku jira iimaylka.
  6. Waxaa laguu sheegi doonaa inaad samaysato lambar sireed cusub.
  7. Riix ama guji gujo-raaca Sign In (Gal) ee soo muuqanaya ka dib marka aad baddasho lambar sireedkaaga.
  8. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo isticmaal lambar sireedka aad samaysatay si aad u gasho.
  9. Riix ama guji Agree (Waan Oggolahay) ee Qodobadda Heshiiska My Benefits.
  10. Bogga koowaad ee My Benefits dhexdiisa, riix ama guji Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).

Waxaad hadda joogtaa bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaadna awood u leedahay inaad isticmaasho akoonkaaga waxbarashada onleenka ah.

  1. Waxaa jira dhawr qaab oo aad ku tagi karto bogga fasalkaaga. Markaad joogto Bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha):
    • Hoos u bax ilaa My Class Schedule (Jadwalka Fasalkayga) oo riix ama guji fasalka.
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada kadibna dooro fasalka.
    • Hoos u bax ilaa My Courses (Koorsooyinkayga), oo ku taala dhinaca hoose ee midig ee bogga, oo riix ama guji View All (Eeg Dhammaan) kadibna dooro fasalka.
  2. Kadib markaad doorato fasalkaaga, waxaad arki doontaa taariikhda, wakhtiga, iyo goobta fasalkaaga iyo wax kale oo badan:
    • Riix ama guji gujo-raaca Show More/Show Less (Wax Badan Muuji/Wax Yar Muuji) si aad u aragto faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan fasalkaaga.
    • Riix ama guji Location Map and Details (Khariidadda iyo Faahfaahinta Goobta) si aad u hesho khariidadda goobta. Goobta fasalkaaga aad qof ahaanta u xaadirayso ayaad halkaa ka heli doontaa.
    • Hoos u bax ilaa qaybta Resources (Dhigaalada) si aad u aragto agabyada fasalka oo aad daabacan karto.
  3. Haddii aad samaynayso aqoon kororsiga onleenka ah, hoos u bax oo riix ama guji taariikhda si aad u aragto macluumaad dheeraad ah. Haddii aad furto boggan ka hor aqoon kororsigaaga onleenka ah, waxaad arki doontaa wakhtiga is-guraysa ee ka dhiman aqoon kororsigaaga onleenka ah. Waxaad sidoo kale arki doontaa taariikhda bilowga, wakhtiga, muddada iyo macalinka aqoon kororsiga onleenka ah.
    • Marki la gaaro maalinta aqoon kororsigaaga onleenka ah, 15 daqiiqo ka hor inta uusan fasalkaaga bilaabanin, tag bogga fasalka oo raac tallaabada 3-aad. Riix ama guji badhanka Join This Webinar (Ku Biir Aqoon Kororsigan Onleenka Ah). Aqoon kororsigaaga onleenka ah ayaa hadda ku furmi doona bog cusub.
    • MUHIIM AH: Waxaad ku isticmaali doontaa Zoom aqoon kororsigaaga onleenka ah. Si aad iskuugu diyaariso sida ugu wanaagsan aqoon kororsigaaga onleenka ah, tag bogga caawinta ee Zoom si aad u barato sida loo isticmaalo Zoom.
  1. Gal My Benefits oo riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).
  2. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee bogga.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca bidix ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  3. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji kulanka fasalka aad rabto inaad iska bixiso.
  4. Riix ama guji sawir calaamadeedka Unenroll (Iska Bixi). Kani waa badhanka saddexaad ee jira dhinaca midig ee kore.
  5. Shaashada ayaa soo furmi doonta oo ku waydiinaysa fasalka aad rabto inaad iska diiwaangeliso. Riix ama guji liiska fasalada ee ka hooseeya Enroll into this session (Isku diiwaangeli kulankan) oo dooro fasalka aad hadda rabto inaad qaadato.
  6. Ka dib markaad doorato fasalkaaga cusub, riix ama guji Confirm (Xaqiiji).
  7. Ka dib markaad xaqiijiso wax ka baddelka, bogga fasalkaaga ayaa muujin doona macluumaadka fasalkaaga cusub.
  1. Gal My Benefits oo riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) ee bogga koowaad ee My Benefits.
  2. Waxaad hadda joogtaa bogga Tabbabarka Aasaasiga Ah 70. Halkan waxaad wax badan kaga ogaan kartaa shuruudaha tabbabarkaaga, hannaanka diiwaangelinta iyo sida loo dhamaystiro tabbabarkaaga.
  3. Hoos u bax ila iyo qaybta Automated Enrollment (Diiwaangelinta Otomaatiga ah). Ka dib markaad doorato luuqadda aad doorbidayso, riix ama guji cinwaanka koorsada.
    • Koorsooyinka Tabbabarka Aasaasiga Ah waxaa lagu heli karaa: Carabi, Amxaari, Cambodian-Khmer, Shiinees, Ingiriis, Kuuriyaan, Ruush, Isbaanish, Soomaali iyo Fiyatnaamiis. Ingiriis ayaa caadi loogu sameeyay. Si aad ugu baddelato luuqadda aad doorbidayso, riix ama guji falaarta hoos u baxeysa si aad baddesho luqadda. Ogsoonoow: Haddii aysan ku jirin natiijada luuqadda aad doorbidayso, la xiriir Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) si laguu caawiyo.
  4. Waxaad arki doontaa liiska dhammaan xulashooyinka fasalada ee la heli karo, oo loo nidaamiyay goob ahaan iyo taariikhda/wakhtiga bilowga ahaan. Markaad hesho goobta iyo taariikhda/wakhtiga bilowga ee aad doorbidayso, riix ama guji Enroll (Isdiiwaangeli).
  5. Shaashad cusub ayaa furmi doonta. Riix ama guji Enroll (Isdiiwaangeli) si aad u xaqiijiso diiwaangelintaada. Waxaad hadda ka diiwaangashan tahay Tabbabarka Aasaasiga Ah 70!

Tabbabarka Aasaasiga Ah 30

Eeg Hagaha Adeegsadaha ee Tabbabarka Aasaasiga Ah 30 si aad wax badan uga ogaato sida la iskaga diiwaangeliyo oo loo dhamaystiro Tabbabarka Aasaasiga Ah 30.

Waxaa laguu soo diray iimayl wato magacaaga adeegsadaha iyo lambar sireedkaaga. Haddii aad iimaylka ka waydo sanduuqa iimaylkaaga, waxaad raaci kartaa tallaabooyinkan si aad u gasho:

  1. Tag caregiverlearning.org.
  2. Riix ama guji Forgot your password? (Ma iloowday lambar sireedkaaga?).
  3. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo riix ama guji Send Reset Link (Soo Dir Gujo-raaca Dib u Baddelida).
    • Haddii aadan aqoonin Aqoonsigaaga Qofka ee BG, fadlan ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200 ama iimayl ugu dir mrc@myseiubenefits.org.
  4. Ka eeg sanduuqa iimaylkaaga iimayl cinwaankiisu yahay New Password (Lambar Sireed Cusub) oo laga soo diray learning-center@myseiubenefits.org.
  5. Riix ama guji gujo-raaca ku jira iimaylka.
  6. Waxaa laguu sheegi doonaa inaad samaysato lambar sireed cusub.
  7. Riix ama guji gujo-raaca Sign In (Gal) ee soo muuqanaya ka dib marka aad baddasho lambar sireedkaaga.
  8. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo isticmaal lambar sireedka aad samaysatay si aad u gasho.
  9. Riix ama guji Agree (Waan Oggolahay) ee Qodobadda Heshiiska My Benefits.
  10. Bogga koowaad ee My Benefits dhexdiisa, riix ama guji Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).

Waxaad hadda joogtaa bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaadna awood u leedahay inaad isticmaasho akoonkaaga waxbarashada onleenka ah.

Bogga My Courses (Koorsooyinkayga) wuxuu kuu sahlayaa inaad aragto koorsooyinka aad hadda u diiwaangashan tahay.

  1. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca bidix ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  2. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji koorsada aad rabto inaad bilowdo.
  3. Markaad joogto bogga koowaad ee koorsadaada, waxaad awoodi doontaa inaad bilowdo koorsada, inaad aragto horusocodka koorsadaada, inaad eegto faahfaahinta koorsada iyo inaad hesho khayraad dheeraad ah.
    • Shaashada wayn ee bogga koorsada waxay ku tusini doontaa halka aad ka marayso koorsada wakhti xaadirkaas. Halkan waxaad ka bilaabi kartaa koorsada ama ka sii wadi kartaa koorsada haddii aad dib ugu soo laabanayso.
    • Waxaad arki doontaa dhammaan agabyada aad u baahan tahay si aad u dhamaystirto iyo horusocodkaaga koorsada ee haddadaan. Waxaad sidoo kale ka bilaabi kartaa oo ka sii wadi kartaa koorsadaada halkan.
    • Faahfaahinta koorsada iyo khayraadka waxtarka leh waxay ku qoran yihiin salka hoose ee bogga koorsada. Kuwani looma baahno dhamaystirka koorsada balse waxay wax ku tari karaan waxbarashda ama muuraajacaynta.
  4. Si aad u bilowdo koorsada, guji Start Learning Now (Bilow Waxbarashada Hadda.
    • Xaqiiji inaad isticmaalayso kumbiyuutar cod leh oo codkaaga uu furan yahay.
  5. Raac tilmaamaha si aad u bogto koorsada.
  1. Waxaa jira dhawr qaab oo aad ku tagi karto bogga fasalkaaga. Markaad joogto Bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha):
    • Hoos u bax ilaa My Class Schedule (Jadwalka Fasalkayga) oo riix ama guji fasalka.
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada kadibna dooro fasalka.
    • Hoos u bax ilaa My Courses (Koorsooyinkayga), oo ku taala dhinaca hoose ee midig ee bogga, oo riix ama guji View All (Eeg Dhammaan) kadibna dooro fasalka.
  2. Kadib markaad doorato fasalkaaga, waxaad arki doontaa taariikhda, wakhtiga, iyo goobta fasalkaaga iyo wax kale oo badan:
    • Riix ama guji gujo-raaca Show More/Show Less (Wax Badan Muuji/Wax Yar Muuji) si aad u aragto faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan fasalkaaga.
    • Riix ama guji Location Map and Details (Khariidadda iyo Faahfaahinta Goobta) si aad u hesho khariidadda goobta. Goobta fasalkaaga aad qof ahaanta u xaadirayso ayaad halkaa ka heli doontaa.
    • Hoos u bax ilaa qaybta Resources (Dhigaalada) si aad u aragto agabyada fasalka oo aad daabacan karto.
  3. Haddii aad samaynayso aqoon kororsiga onleenka ah, hoos u bax oo riix ama guji taariikhda si aad u aragto macluumaad dheeraad ah. Haddii aad furto boggan ka hor aqoon kororsigaaga onleenka ah, waxaad arki doontaa wakhtiga is-guraysa ee ka dhiman aqoon kororsigaaga onleenka ah. Waxaad sidoo kale arki doontaa taariikhda bilowga, wakhtiga, muddada iyo macalinka aqoon kororsiga onleenka ah.
    • Marki la gaaro maalinta aqoon kororsigaaga onleenka ah, 15 daqiiqo ka hor inta uusan fasalkaaga bilaabanin, tag bogga fasalka oo raac tallaabada 3-aad. Riix ama guji badhanka Join This Webinar (Ku Biir Aqoon Kororsigan Onleenka Ah). Aqoon kororsigaaga onleenka ah ayaa hadda ku furmi doona bog cusub.
    • MUHIIM AH: Waxaad ku isticmaali doontaa Zoom aqoon kororsigaaga onleenka ah. Si aad iskuugu diyaariso sida ugu wanaagsan aqoon kororsigaaga onleenka ah, tag bogga caawinta ee Zoom si aad u barato sida loo isticmaalo Zoom.
  1. Gal My Benefits oo riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).
  2. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee bogga.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca bidix ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  3. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji kulanka fasalka aad rabto inaad iska bixiso.
  4. Riix ama guji sawir calaamadeedka Unenroll (Iska Bixi). Kani waa badhanka saddexaad ee jira dhinaca midig ee kore.
  5. Shaashada ayaa soo furmi doonta oo ku waydiinaysa fasalka aad rabto inaad iska diiwaangeliso. Riix ama guji liiska fasalada ee ka hooseeya Enroll into this session (Isku diiwaangeli kulankan) oo dooro fasalka aad hadda rabto inaad qaadato.
  6. Ka dib markaad doorato fasalkaaga cusub, riix ama guji Confirm (Xaqiiji).
  7. Ka dib markaad xaqiijiso wax ka baddelka, bogga fasalkaaga ayaa muujin doona macluumaadka fasalkaaga cusub.

Si aad iskuugu diiwaangeliso Tabbabarka Aasaasiga Ah 30, waa inaad doorataa Qorshaha Waxbarashada. Qorshaha Waxbarashada waxaa ku jira dhammaan koorsooyinka onleenka ah ee ay tahay inaad qaadato.

  1. Gal My Benefits oo riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) ee bogga koowaad ee My Benefits.
  2. Hoos ugu bax bogga ilaa aad ka aragto qaybta kala shaandhaynta iyo raadinta. Haddii aad rabto inaad ku kala shaandhayso luuqadda, riix ama guji sawir calaamadeedka kala shaandhaynta oo dooro luuqadda aad doorbidayso.
    • Koorsooyinka waxaa lagu heli karaa: Ingiriisi, Shiinees (ZH), Kuuriyaan (KO), Isbaanish (ES), Ruush (RU) iyo Fiitnaam (VI). Haddii aad ku qaadanayso Tabbabarka Aasaasiga ah luuqaad aan ahayn Ingiriisi, waxaad ku arki doontaa luuqadda dhamaadka cinwaanka Qorshaha Waxbarashada.
      • Ogsoonoow: Haddii aysan ku jirin natiijada luuqadda aad doorbidayso, la xiriir Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) si laguu caawiyo.
  3. Waxaad arki doontaa liiska Qorshayaasha Waxbarashada. Qorshayaasha Waxbarashada waxaa ku jira dhammaan koorsooyinka aad rabto inaad qaadato si aad u dhamaystirto tabbabarkaaga. Tabbabarka Aasaasiga Ah 30 wuxuu leeyahay 2 Qorshe Waxbarasho kala duwan oo aad kala dooranayso iyada oo ku salaysan nooca daryeelka ee aad bixiso:
    • Tabbabarka Aasaasiga Ah 30 (Aad Ugu Habboon Adeeg Bixiyeyaasha Adeegga Xaddidan iyo Adeeg Bixiyeyaasha Ilmaha Qaangaarka ah).
    • Tabbabarka Aasaasiga Ah 30 (Aad Ugu Habboon Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah).
  4.  Riix ama guji Qorshaha Waxbarashada ee aad xiiseynayso inaad samayso.
  5. Si aad wax badan uga ogaato Qorshaha Waxbarashada ee aad dooratay:
    • Riix ama guji About This Learning Plan (Ku Saabsan Qorshahan Waxbarashada) si aad u aragto guudmarka tabbabarka iyo shuruudaha dhamaystirka.
    • Riix ama guji Learning Plan Structure (Qaabdhismeedka Qorshaha Waxbarashada) si aad u aragto koorsooyinka ku jira qorshaha.
  6.  Markaad hesho Qorshaha Waxbarashada ee aad rabto inaad samayso, riix ama guji badhanka Enroll (Isdiiwaangeli). Waxaad hadda ka diiwaangashan tahay Tabbabarka Aasaasiga Ah 30!

Waxaa qasab ah inaad xaadirto Shaybaarka Xirfadaha oo ah 3 saacadood, oo qof ahaan loo xaadiro iyada oo qayb ka ah Tabbabarka Aasaasiga Ah 30. Waa inaad qabsato ballantaada Shaybaarka Xirfadaha sida ugu dhakhsaha badan si aad u xaqiijiso inaad hesho wakhtiga, taariikhda iyo goobta kuugu habboon.

  1. Waa inaad marka hore doorato Qorshe Waxbarasho oo aad isku diiwaangeliso Tabbabarka Aasaasiga Ah 30. Ka dib markaad isdiiwaangeliso, tag bogga hore ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) oo hoos ugu bax qaybta My Training Course (Koorsada Tabbabarkayga) ee xigta dhanka bidix ee bogga. Riix ama guji Learning Plan (Qorshahaaga Waxbarashada).
  2. Waxaad hadda joogtaa bogga Learning Plan Progress (Horusocodka Qorshaha Waxbarashada). Hoos u bax oo dhaaf qaybta About This Learning Plan (Ku Saabsan Qorshahan Waxbarashada) si aad u aragto liiska koorsooyinka aad heli karto. Riix ama guji koorsada ugu horraysa: Shaybaarka Xirfadaha: Dhaqdhaqaaqa, oo ay ku jirto Daryeelka Dhaqdhaqaaqa Sariirta Ku Salaysan & Wakhtiga Midowga SEIU 775.
  3. Waxaad arki doontaa liiska Shaybaarada Xirfadaha ee la heli karo. Haddii aad jeclaan lahayn inaad wax badan ka ogaato Shaybaarka Xirfadaha oo gaar ah, riix ama guji si aad u balaadhiso macmluumaadka. Waxaad arki doontaa taariikhda, wakhtiga iyo goobta. Riix ama guji Enroll into this session (Isku Diiwaangeli Kulankan) si aad iskuugu diiwaangeliso Shaybaarka Xirfadaha.
  4. Ka dib markaad isdiiwaangeliso, waxaa lagu gayn doonaa bogga koorsadaada Shaybaarka Xirfadaha. Halkan waxaad ka arki kartaa koorsadaada, taariikhda, wakhtiga iyo khariidada goobta oo faahfaahsan.

XUSUUSIN: Ma ahan inaad sugto inaad xaadirto Shaybaarka Xirfadaha si aad u bilowdo inaad samayso koorsooyinka onleenka ah. Waxaad bilaabi kartaa inaad samayso koorsooyinka onleenka ah wakhti walbo.

Tabbabarka Aasaasiga Ah 9

Eeg Hagaha Adeegsadaha ee Tabbabarka Aasaasiga Ah 9 si aad wax badan uga ogaato sida la iskaga diiwaangeliyo oo loo dhamaystiro Tabbabarka Aasaasiga Ah 9.

Waxaa laguu soo diray iimayl wato magacaaga adeegsadaha iyo lambar sireedkaaga. Haddii aad iimaylka ka waydo sanduuqa iimaylkaaga, waxaad raaci kartaa tallaabooyinkan si aad u gasho:

  1. Tag caregiverlearning.org.
  2. Riix ama guji Forgot your password? (Ma iloowday lambar sireedkaaga?).
  3. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo riix ama guji Send Reset Link (Soo Dir Gujo-raaca Dib u Baddelida).
    • Haddii aadan aqoonin Aqoonsigaaga Qofka ee BG, fadlan ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200 ama iimayl ugu dir mrc@myseiubenefits.org.
  4. Ka eeg sanduuqa iimaylkaaga iimayl cinwaankiisu yahay New Password (Lambar Sireed Cusub) oo laga soo diray learning-center@myseiubenefits.org.
  5. Riix ama guji gujo-raaca ku jira iimaylka.
  6. Waxaa laguu sheegi doonaa inaad samaysato lambar sireed cusub.
  7. Riix ama guji gujo-raaca Sign In (Gal) ee soo muuqanaya ka dib marka aad baddasho lambar sireedkaaga.
  8. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo isticmaal lambar sireedka aad samaysatay si aad u gasho.
  9. Riix ama guji Agree (Waan Oggolahay) ee Qodobadda Heshiiska My Benefits.
  10. Bogga koowaad ee My Benefits dhexdiisa, riix ama guji Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).

Waxaad hadda joogtaa bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaadna awood u leedahay inaad isticmaasho akoonkaaga waxbarashada onleenka ah.

Bogga My Courses (Koorsooyinkayga) wuxuu kuu sahlayaa inaad aragto koorsooyinka aad hadda u diiwaangashan tahay.

  1. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca bidix ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  2. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji koorsada aad rabto inaad bilowdo.
  3. Markaad joogto bogga koowaad ee koorsadaada, waxaad awoodi doontaa inaad bilowdo koorsada, inaad aragto horusocodka koorsadaada, inaad eegto faahfaahinta koorsada iyo inaad hesho khayraad dheeraad ah.
    • Shaashada wayn ee bogga koorsada waxay ku tusini doontaa halka aad ka marayso koorsada wakhti xaadirkaas. Halkan waxaad ka bilaabi kartaa koorsada ama ka sii wadi kartaa koorsada haddii aad dib ugu soo laabanayso.
    • Waxaad arki doontaa dhammaan agabyada aad u baahan tahay si aad u dhamaystirto iyo horusocodkaaga koorsada ee haddadaan. Waxaad sidoo kale ka bilaabi kartaa oo ka sii wadi kartaa koorsadaada halkan.
    • Faahfaahinta koorsada iyo khayraadka waxtarka leh waxay ku qoran yihiin salka hoose ee bogga koorsada. Kuwani looma baahno dhamaystirka koorsada balse waxay wax ku tari karaan waxbarashda ama muuraajacaynta.
  4. Si aad u bilowdo koorsada, guji Start Learning Now (Bilow Waxbarashada Hadda.
    • Xaqiiji inaad isticmaalayso kumbiyuutar cod leh oo codkaaga uu furan yahay.
  5. Raac tilmaamaha si aad u bogto koorsada.

Si aad iskuugu diiwaangeliso Tabbabarka Aasaasiga Ah 9, waa inaad doorataa Qorshaha Waxbarashada. Qorshaha Waxbarashada waxaa ku jira doona koorsooyinka onleenka ah ee ay tahay inaad qaadato.

  1. Gal My Benefits oo riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) ee bogga koowaad ee My Benefits.
  2. Hoos ugu bax bogga ilaa aad ka aragto qaybta kala shaandhaynta iyo raadinta. Haddii aad rabto inaad ku kala shaandhayso luuqadda, riix ama guji sawir calaamadeedka kala shaandhaynta oo dooro luuqadda aad doorbidayso.
    • Koorsooyinka waxaa lagu heli karaa: Ingiriisi, Shiinees (ZH), Kuuriyaan (KO), Isbaanish (ES), Ruush (RU) iyo Fiitnaam (VI). Haddii aad ku qaadanayso Tabbabarka Aasaasiga ah luuqaad aan ahayn Ingiriisi, waxaad ku arki doontaa luuqadda dhamaadka cinwaanka Qorshaha Waxbarashada.
      • Ogsoonoow: Haddii aysan ku jirin natiijada luuqadda aad doorbidayso, la xiriir Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) si laguu caawiyo.
  3. Waxaad arki doontaa liiska Qorshayaasha Waxbarashada. Qorshayaasha Waxbarashada waxaa ku jira dhammaan koorsooyinka aad rabto inaad qaadato si aad u dhamaystirto tabbabarkaaga. Tabbabarka Aasaasiga Ah 9 wuxuu leeyahay 2 Qorshe Waxbarasho kala duwan oo aad kala dooranayso iyada oo ku salaysan goobta aad jeceshahay inaad diirada saarto:
    • Mowduucyada Guud. Qorshahan Waxbarashada waxaa loogu talagalay daryeel bixiyeyaasha bixiya daryeelka ku simida ah.
    • Ootisim (Dhakaakaha). Qorshahan Waxbarashada waxaa loogu talagalay daryeel bixiyeyaasha bixiya daryeelka ku simida ee daryeelaya macaamiisha qaba Ootisim.
  4. Riix ama guji Qorshaha Waxbarashada ee aad xiiseynayso inaad samayso.
  5. Si aad wax badan uga ogaato Qorshaha Waxbarashada ee aad dooratay:
    • Riix ama guji About This Learning Plan (Ku Saabsan Qorshahan Waxbarashada) si aad u aragto guudmarka tabbabarka iyo shuruudaha dhamaystirka.
    • Riix ama guji Learning Plan Structure (Qaabdhismeedka Qorshaha Waxbarashada) si aad u aragto koorsooyinka ku jira qorshaha.
  6.  Markaad hesho Qorshaha Waxbarashada ee aad rabto inaad samayso, riix ama guji badhanka Enroll (Isdiiwaangeli). Waxaad hadda ka diiwaangashan tahay Tabbabarka Aasaasiga Ah 9!

Tabbabarka Aasaasiga Ah 7

Eeg Hagaha Adeegsadaha ee Tabbabarka Aasaasiga Ah 7 si aad wax badan uga ogaato sida la iskaga diiwaangeliyo oo loo dhamaystiro Tabbabarka Aasaasiga Ah 7.

Waxaa laguu soo diray iimayl wato magacaaga adeegsadaha iyo lambar sireedkaaga. Haddii aad iimaylka ka waydo sanduuqa iimaylkaaga, waxaad raaci kartaa tallaabooyinkan si aad u gasho:

  1. Tag caregiverlearning.org.
  2. Riix ama guji Forgot your password? (Ma iloowday lambar sireedkaaga?).
  3. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo riix ama guji Send Reset Link (Soo Dir Gujo-raaca Dib u Baddelida).
    • Haddii aadan aqoonin Aqoonsigaaga Qofka ee BG, fadlan ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha lambarka 1-866-371-3200 ama iimayl ugu dir mrc@myseiubenefits.org.
  4. Ka eeg sanduuqa iimaylkaaga iimayl cinwaankiisu yahay New Password (Lambar Sireed Cusub) oo laga soo diray learning-center@myseiubenefits.org.
  5. Riix ama guji gujo-raaca ku jira iimaylka.
  6. Waxaa laguu sheegi doonaa inaad samaysato lambar sireed cusub.
  7. Riix ama guji gujo-raaca Sign In (Gal) ee soo muuqanaya ka dib marka aad baddasho lambar sireedkaaga.
  8. Ku qor Aqoonsigaaga Qofka ee BG meesha u baanaan magaca adeegsadaha oo isticmaal lambar sireedka aad samaysatay si aad u gasho.
  9. Riix ama guji Agree (Waan Oggolahay) ee Qodobadda Heshiiska My Benefits.
  10. Bogga koowaad ee My Benefits dhexdiisa, riix ama guji Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).

Waxaad hadda joogtaa bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), waxaadna awood u leedahay inaad isticmaasho akoonkaaga waxbarashada onleenka ah.

  1. Waxaa jira dhawr qaab oo aad ku tagi karto bogga fasalkaaga. Markaad joogto Bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha):
    • Hoos u bax ilaa My Class Schedule (Jadwalka Fasalkayga) oo riix ama guji fasalka.
    • Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee shaashada kadibna dooro fasalka.
    • Hoos u bax ilaa My Courses (Koorsooyinkayga), oo ku taala dhinaca hoose ee midig ee bogga, oo riix ama guji View All (Eeg Dhammaan) kadibna dooro fasalka.
  2. Kadib markaad doorato fasalkaaga, waxaad arki doontaa taariikhda, wakhtiga, iyo goobta fasalkaaga iyo wax kale oo badan:
    • Riix ama guji gujo-raaca Show More/Show Less (Wax Badan Muuji/Wax Yar Muuji) si aad u aragto faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan fasalkaaga.
    • Riix ama guji Location Map and Details (Khariidadda iyo Faahfaahinta Goobta) si aad u hesho khariidadda goobta. Goobta fasalkaaga aad qof ahaanta u xaadirayso ayaad halkaa ka heli doontaa.
    • Hoos u bax ilaa qaybta Resources (Dhigaalada) si aad u aragto agabyada fasalka oo aad daabacan karto.
  3. Haddii aad samaynayso aqoon kororsiga onleenka ah, hoos u bax oo riix ama guji taariikhda si aad u aragto macluumaad dheeraad ah. Haddii aad furto boggan ka hor aqoon kororsigaaga onleenka ah, waxaad arki doontaa wakhtiga is-guraysa ee ka dhiman aqoon kororsigaaga onleenka ah. Waxaad sidoo kale arki doontaa taariikhda bilowga, wakhtiga, muddada iyo macalinka aqoon kororsiga onleenka ah.
    • Marki la gaaro maalinta aqoon kororsigaaga onleenka ah, 15 daqiiqo ka hor inta uusan fasalkaaga bilaabanin, tag bogga fasalka oo raac tallaabada 3-aad. Riix ama guji badhanka Join This Webinar (Ku Biir Aqoon Kororsigan Onleenka Ah). Aqoon kororsigaaga onleenka ah ayaa hadda ku furmi doona bog cusub.
    • MUHIIM AH: Waxaad ku isticmaali doontaa Zoom aqoon kororsigaaga onleenka ah. Si aad iskuugu diyaariso sida ugu wanaagsan aqoon kororsigaaga onleenka ah, tag bogga caawinta ee Zoom si aad u barato sida loo isticmaalo Zoom.
  1. Gal My Benefits oo riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).
  2. Tag bogga My Courses (Koorsooyinkayga). Waxaad ku tagi kartaa boggaan 3 qaab oo kala duwan:
    • Markaad joogto bogga koowaad ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee bogga.
    • Hoos u bax ilaa liiskaaga My Courses (Koorsooyinkayga) ee jira dhinaca hoose ee midig ee bogga.
    • Riix ama guji sawir calaamadeedka safka liiska hoos u baxa (3-da xariijimood ee ku yaala dhinaca bidix ee sare) kadibna riix ama guji My Courses (Koorsooyinkayga).
  3. Markaad joogto bogga My Courses (Koorsooyinkayga), riix ama guji kulanka fasalka aad rabto inaad iska bixiso.
  4. Riix ama guji sawir calaamadeedka Unenroll (Iska Bixi). Kani waa badhanka saddexaad ee jira dhinaca midig ee kore.
  5. Shaashada ayaa soo furmi doonta oo ku waydiinaysa fasalka aad rabto inaad iska diiwaangeliso. Riix ama guji liiska fasalada ee ka hooseeya Enroll into this session (Isku diiwaangeli kulankan) oo dooro fasalka aad hadda rabto inaad qaadato.
  6. Ka dib markaad doorato fasalkaaga cusub, riix ama guji Confirm (Xaqiiji).
  7. Ka dib markaad xaqiijiso wax ka baddelka, bogga fasalkaaga ayaa muujin doona macluumaadka fasalkaaga cusub.

Si aad u dhamaystirto Tabbabarka Aasaasiga Ah 7, waxaad u baahan tahay inaad samayso 2 qaybood oo cashiro ah iyo inaad bogto xog-uruurin. Qaybahan cashirada waa aqoon kororsiyo onleen ah oo toos ah, oo uu daadihiyo macalinka. Ka boro sida loo doorto oo la iskuugu diiwaangeliyo qab walbo xaga hoose.

  1. Riix ama guji badhanka Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) ee bogga koowaad ee My Benefits.
  2. Waxaad hadda joogtaa Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha). Riix ama guji badhanka My Courses (Koorsooyinkayga) ee ku yaala xaga sare ee bogga ama hoos u bax ilaa My Learning Plan (Qorshahayga Waxbarashada) ama riix ama guji Learning Plan (Qorshahaaga Waxbarashada) ee laguu qoondeeyay.
  3. Waxaad marko hore u baahan doontaa inaad iska diiwangeliso Qaybta 1. Bogga Qorshaha Waxbarashada ama boggaaga Koorsooyinkayga, riix ama guji Qaybta 1.
  4. Waxaad hadda arki kartaa liiska kulamada la heli karo ee Qaybta 1. Kulamada waxay u qoran yihiin sida ay u kala horeeyaan taariikh iyo wakhti ahaan. Dhammaan kulamada waxaa hadda lagu bogaa aqoon kororsiyo onleen ah. Waxaad dooran kartaa kulan kasta oo la heli karo. Markaad aragto kulan ku xiiso galiya, riix ama guji falaarta hoos u baxeysa si aad u eegto macluumaad dheeraad ah.
    • Fadlan iska daa haddii aad aragto magaalo ku qoran kulanka; uma baahan doontid inaad qof ahaan u xaadirto tabbabarka.
  5. Markaad hesho kulanka aad rabto inaad samayso, riix ama guji Enroll into this session (Isku Diiwaangeli Kulankan). Ka dib markaad isdiiwaangeliso, waxaa lagu gayn doonaa bogga faahfaahinta kulanka Qaybta 1. Raac isla tilmaamahan si aad kulan ugu doorato Qaybta 2.

MUHIIM AH: Ka dib markaad isku diiwaangeliso labadaada kulan, isku diyaari Qaybta 1 adiga oo tagaya bogga faahfaahinta kulanka Qaybta 1 oo soo dejisanaya Xog-uruurinta Diyaar Ah ama Aan Ahayn iyo Qorallada Dijitaalka ee ku jira qaybta khayraadka ee bogga. Waxaad u baahan doontaa inaad soo dejisato kulanka labadaada qayboodba.

Students with Disabilities

Students with disabilities have the right to request and receive reasonable accommodation so they can take full advantage of the Training Partnership’s programs and activities. Learn more about our reasonable accommodation policy.

Learn More