Retirement: My Plan
Gal maanta
Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى | Soomaali | Переглянути укр | មើលជាភាសាខ្មែរ
Gal akoonkaaga hawlgabka maanta!
Akoonka Retirement: My Plan, waxaad:
- Arki kartaa hadhaagaaga.
- Magacaaw ka-faa’iidayste kaas oo heli doono lacagahaaga haddii aad dhimato.
Waxaad ku tagi kartaa Retirement: My Plan inaad gasho websaydhka Milliman. Haddii aadan gelin laga soo bilaabo Juun 2020, waxaad u baahan doontaa inaad samaysato akoon cusub. Baro sida loo hagaaijo gelitaan cusub.
Daryeel bixiyeyaal
Inaad maanta gasho waxay kaa caawinaysaa inaad hesho macluumaadka muhiimka ah si dhakhsa ah.
Retirement: My Plan wuxuu ka helaa macluumaadkaaga xiriirka ee ugu danbeeyay loo-shaqeeyahaaga. Hubso in macluumaadkaaga xiriirka ee uu hayo loo-shaqeeyahaaga uu yahay kii ugu danbeeyay si aad macluumaadka hawlgabka ugu hesho sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah.
Milliman ayaa ah maamulaha Qorshaha Howlgabnimada Sugan (SRP). Milliman ayaa kuugu soo diri doona bayaanada akoonka iyo macluumaad dheeraad ah iimaylka ama boostada.
Daryeel Bixiyeyaasha Shaqada Ka Fariistay
Xitaa haddii aadan wali daryeel bixiye ahaan u sii shaqaynaynin, dheeftaada hawlgabka ayaa wali ka sii shaqaynaya Retirement; My Plan.
Milliman ayaa ah maamulaha Qorshaha Howlgabnimada Sugan (SRP). Milliman ayaa kuugu soo diri doona bayaanada akoonka iyo macluumaad dheeraad ah iimaylka ama boostada.
Su'aalo miyaad qabtaa?
Wixii caawin ah, kala xiriir wakiilka Hawlgabka Sugan lambarka 1-800-726-8303 (5 a.m. ilaa iyo 6 p.m. Pacific time, Isniin-Jimce). Caawinta waxaad ku heli kartaa luuqadaada.