Tababarka Aasaasiga ah 7

Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى

Tababarka aasaasiga ah ee 7 waa tababbar 7 saacadood ah oo looga baahan yahay inuu qaato Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA).

Tababarka aasaasiga ah ayaa looga baahan yahay:

  • Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA)

Guji halkan si aad u sharaxdo qaybahan.

Waa inaad bogtaa dhammaan 7-da saacadood si aad u buuxiso shuruudahaaga. Waxaa ka mid ah:

  1. 1-saac oo waxbarasho madaxbanaan ah.
  2. 6-saacadood oo tabbabar macallin uu bixiyo ah.

Waxad isku diiwaangelin kartaa Tababarka Aasaasiga ah adiga oo Xarunta Macluumaadka Xubnaha kala xiriiraraya 1-866-371-3200. Waxaa la heli karaa 8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce.

Sida si guul leh loo dhammaystiro Tababarka Aasaasiga ah 7: 

  1. Kahor aqoon kororsigaaga ugu horreeya:
  2. Maalinta webinaarkaaga ugu horreeya, tag iimaylka aad ka heshay linkiga webinaarka oo taabo linkiga webinaarka 1 ama ku koobi linkiga biraawsarkaaga.
  3. Haddi fasalkaaga labaad uu aqoon kororsi yahay, tag iimaylka aad ka heshay linkiga webinaarka oo taabo linkiga webinaarka 2 ama ku koobi linkiga biraawsarkaaga. Haddii fasalkaaga labaad uu yahay mid shaqsi ahaan loo xaadirayo, fadlan soo xaadir ugu yaraan 15 daqiiqo ka hor wakhtiga uu fasalka bilaabanayo. Wax badan ka baro khaynuunka haddada jira ee fasalka.

Su’aalo miyaad qabtaa?

Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo abuurista akoonka Dheefahayga ama diiwaangelinta koorasyada, Xarunta Kheyraadka Xubinta (MRC) ayaa halkan u joogta inay ku caawiso tallaabo kasta oo jidka ah.

  • Taleefonka: 1-866-371-3200, Isniin–Jimce, 8 a.m.–4:30 p.m.
  • Iimayl: mrc@myseiubenefits.org
  • Ardayda leh aqoonta Ingiriisiga xaddidan, wakiilada MRC waxay kugula hadli karaan luqadaada.

Sylvia Liang

Macluumaad Dheeraad ah

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo
Wax su’aal ah ma qabtaa? Waa ku caawin karnaa. Akhri jawaabaha su’aalaheena ugu caansan.

Taageerada Luuqadda
Haddii Ingiriisigu aanu ahayn luqadaada hooyo, halkan waxaa ah ku qoran talooyin aad ku heli karto taageerada aad u baahan tahay.

Fasallada ugu Fiican ee Chrome
Hubi inaad gashato Google Chrome fasalkaaga onlaynka ah.