Tabbabar Noocee ah Ayaan U baahanahay
Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى
Ku soo dhawoow bulsho ka kooban tobanaan kun oo daryeelayaal kuwaas oo isbeddel weyn u samaynaya dad badan!
U diyaarigaroow xirfadaada shaqo adigoo baranaya tababarka ay tahay inaad dhammaystirto si aad u bilawdo shaqada daryeel bixinta.
Tababarkaaga kaa caawin doona inaad siiso daryeel tayo sare leh macmiilkaaga ama qofka aad jeceshahay.
Tababarka Looga Baahan Yahay Nooca Adeeg Bixiyaha
Isticmaal qaybtan si aad wax uga ogaato shuruudaha tababarkaaga gaarka ah nooca bixiyahaaga.
Tabbabarka shaqada 2 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
---|---|
Tababarka Badqabka 3 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
Tababarka Aasaasiga Ah 70 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa 120 maalmood laga bilaabo taariikhda aad bilowday bixinta daryeelka. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Haa, waa inay buuxisaa 200 maalmood laga bilaabo taariikhda lagu shaqaaleysiiyay. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Haddii mudada cusboonaysiintaada ugu horeysa ay ka yar tahay sanad buuxa laga bilaabo taariikhda caddaynta, CE ma dhici doonto xilliga cusboonaysiinta ugu horreysa. Ogoow: Haddii aqoonsi lagu siiyo dhalashadaada markaas CE-gaagu waxa uu ku beegan yahay dhalashadaada kowaad ee ku xigta taariikhda bixinta Aqoonsigaaga NAC ee Hadda Jira. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Marka la gaaro taariikhdaada kama danbaysta ah, oo badanaa ah maalinta dhalashadaada. |
Tabbabarka shaqada 2 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
---|---|
Tababarka Badqabka 3 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
Tababarka Aasaasiga Ah 30 saacadood | Waa in la dhammeeyaa 120 maalmood laga bilaabo taariikhda aad bilowday bixinta daryeelka. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Maya |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Marka la gaaro dhalashadaada sanadka soo socda ka dib markaad dhameysid Tababarka Aasaasiga ah ee La Dardargeliyay. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Dhalashadaada. |
Tabbabarka shaqada 2 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
---|---|
Tababarka Badqabka 3 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
Tababarka Aasaasiga Ah 30 saacadood | Waa in la dhammeeyaa 120 maalmood laga bilaabo taariikhda aad bilowday bixinta daryeelka. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Maya |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Looma baahna. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Looma baahna. |

Tababarka Aasaasiga Ah 7 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa 120 maalmood laga bilaabo taariikhda aad bilowday bixinta daryeelka. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Maya |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Looma baahna. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Looma baahna. |
Tabbabarka shaqada 2 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
---|---|
Tababarka Badqabka 3 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa kahor intaan la bilaabin bixinta daryeelka. |
Tababarka Aasaasiga Ah 9 Saacadood | Waa in la dhammeeyaa 120 maalmood laga bilaabo taariikhda aad bilowday bixinta daryeelka. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Maya |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Looma baahna. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Looma baahna. |
Tabbabarka shaqada 2 Saacadood | Looma baahna. |
---|---|
Tababarka Badqabka 3 Saacadood | Looma baahna. |
Tababarka Aasaasiga Ah | Looma baahna. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Maya |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Haddii CE loo baahdo, CE-gaagu waxa ay ku beegan tahay maalinta dhalshadaada kowaad ka dib marka aad bilowdo shaqada HCA IP ama AP. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Dhalashadaada. |
Tabbabarka shaqada 2 Saacadood | Looma baahna. |
---|---|
Tababarka Badqabka 3 Saacadood | Looma baahna. |
Tababarka Aasaasiga Ah | Looma baahna. |
Shahaadada HCA ayaa loo baahan yahay | Maya |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Hore | Haddii CE loo baahdo, markaas CE-gaagu waxa uu ku eg yahay dhalashadii labaad ee ku xigta taariikhda lagu siiyay aqoonsiga NAC. OGOOW: Haddii aqoonsi lagu siiyo dhalashadaada markaas CE-gaagu waxa uu ku beegan yahay dhalashadaada kowaad ee ku xigta taariikhda bixinta Aqoonsigaaga NAC ee Hadda Jira. |
Waxbarashadda Dadka Wawayn ee Sii socota | Dhalashadaada. |
*Haddii aad hadda haysato shahaado ah LPN ama RN, CE loogama baahna doorkaada Bixinta Shaqsiyeed ama Bixiye Wakaalad. Waa inaad ilaalisaa aqoonsigaaga LPN ama RN oo aad heer wanaagsan kaga jirto gobolka Washington. Bixiyeyaasha ku shaqeeya daryeelka muddada-dheer ee leh shahaado sare waa inay ilaashadaan aqoonsigooda ama ay helaan shahaadada HCA ka hor intaanay aqoonsigoodu dhicin si ay u sii wadaan u hoggaansanaanta.