Tababarka Shaqo & Badqabka

Horey u bilaw tababarkaaga.

Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt | አማርኛ | عربى

Tababarka shaqo & Badqabka (O&S) waxay ku siinaysaa xirfadaha badbaadada aasaasiga ah ka hor inta aanad bilaabin daryeelka macmiilkaaga.

Marka O&S la dhammeeyo, waxaad bilaabi kartaa inaad shaqayso. Dhammaan daryeelayaasha ayaa looga baahan yahay inay dhammaystiraan tababarkan.

Koorsadu waxay ku bari doontaa xirfadaha soo socda:

Diyaar garowga

Waxa laga filayo in aad noqoto daryeel bixiye.

U Diyaarsanaanta Gurmadka

Sida loo maareeyo xaaladaha degdega ah.

Daryeelka Kahortaga ah

Sida loo joojiyo fiditaanka cudurrada faafa.

Ka Hortagga Shilalka

Sida looga hortago shilalka iyo dhaawacyada.

Ku Qaado Tababarka Shaqada iyo Badqabka Onleen ahaan

Si aad u buuxiso O&S, ka daawo dhammaan muuqaalka YouTube ka dibna u gudbi dhammaystirkaaga maamulaha kiiskaaga (Bixiyeyaasha Shakhsi ahaaneed) ama kormeerahaaga (Bixiyeyaasha Wakaalada).

View in English | Ver en español | 查看中文 | 한국어로 보기 | Посмотреть на русском | Xem bằng tiếng việt