Qorshaha Howlgabnimada Sugan

Siinta daryeel bixiyeyaasha dakhli badan marka ay hawlgab noqdaan

Waxaad haysataa saaxiib cusub oo kaa caawiyo inaad wax u kaydsato hawlgabnimada Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775 (SRP)!

Waxaad ku mashquulsan tahay inaad daryeesho macaamiishaada iyo dadka kale ee noolashaada qaybta ka ah. Taasi waa sababta SRP ay u tahay mid ootomaatig ah, aan walwal lahayn, oo gebi ahaanba faa’iido kuu siyaaday ah!

SRP waa midki ugu horeeyay noociisa oo kale oo laga hirgaliyo wadanka. Waxaa loo sameeyay in laguugu siiyo il dakhli oo kale marka lagu daro akoonadaada kale ee hawlgabka.

Jawaabaha su’aalaha ugu badan ee ku saabsan Qorshaha Howlgabnimada Sugan iyo waxa ay kaaga dhigan tahay.

 Eeg dukumiintiyada qorshaha sida soo koobida warbixinada sanadlaha ah, bayaanada iyo kuwa kale oo badan.

AKHRI Faahfaahinada Qorshaha Soo Koobida ee Qorshaha Howlgabnimada Sugan.

Waxbadan ka baro dheefahaaga hawlgabka.

Wakhtiga Ayaa Ah Saaxiibkaaga Ugu Wanaagsan ee Wax Kaydinta. Daawo Sida Ay Lacagtaada U Badato! 

Loo-shaqeeyeyaasha wax ku soo biiriyo sanduuqa hawlgabnimada: 

  • State of Washington (Individual Providers)
  • Addus HomeCare
  • Amicable HealthCare
  • Catholic Community Services
  • CDWA
  • Chesterfield Services
  • Concerned Citizens
  • First Choice In-Home Care
  • Full Life Care
  • Korean Women’s Association
  • Millennia
  • All Ways Caring