Caregiver Kicks

Kabo bilaash ah oo loogu talagalay daryeel bixiyeyaasha

“Dheefti ugu fiicneed abid! Aad bay u fududayd in la dalbado. Waxaad heli kartaa noocyo kala duwan. Waan soo qaatay waana gashtay. Aad baan ugu farxay sababta oo ah aad bay u raaxo badan yihiin.

– John R., Caregiver

Onleen Ahaan Ku Dalbo Kabaha  Ku Dalbo Kabaha Wicitaanka Taleefonka

Ku Saabsan Caregiver Kicks

Kabo bilaash ah oo loogu talagalay daryeel bixiyeyaasha!

Hel kabahaaga Caregiver Kicks ee bilaashka ah* — oo simbirixada reeba — sanad walbo! Caregiver Kicks:

  • Waa kuwo raaxo leh.
  • Waxay kugu ilaalinayaan shaqada.
  • Waxay u muuqdaan kuwa fiican waxaana lagu heli karaa 70 nooc ka badan, oo ay soo saareen shirkado caan ah sida Reebok iyo Skechers.

Haddii ay yihiin kabaha hoosta alwaaxa ka ah, kabo isboorti, kabo buud kor u dheer ama kabo siman, Caregiver Kicks waa kabaha aad u baahan tahay si aad badqab ugu ahaato oo aad ugu raaxaysato shaqada. 

Macluumaadka Badqab ee Caregiver Kicks
Daryeel bixiyeyaasha waxay dhahaan Caregiver Kicks waxay wanaajin karaan xanuunka cagaha iyo dhabarka, waxayna kaa caawin karaan sagxadaha simbiririxashada leh ee guryaha dhexdooda.

 Daawo “Talooyinka Badqabka ee Caregiver Kicks” si aad wax badan uga barato sida ay Caregiver Kicks uga duwan yihiin kabaha caadiga ah.

Kabahaaga Caregiver Kicks waxaa loo nashqadeeyay inaad badqab kaga hesho shaqada iyaga oo kaa caawinaya simbiraxada meelaha qoyan ama sibibixa ah. Looma nashqadeeynin in lagu isticmaalo barafka, xaaladaha barafka ah ama qolka jimicsiga.

*Ku xiran xaq u yeelashada.

“Kabahan waa inuu xidho daryeel bixiye walba.”

– Brittany W., Caregiver