Qorshahaaga Howlgabnimada Sugan

Way Fududahay in La Bilaabo

[vc_row][vc_column width=”1/4″][vc_column_text][/vc_column_text][/vc_column][vc_column width=”3/4″][vc_column_text]Ka qaybqaadashada Qorshaha Howlgabnimada Sugan way fududahay. Waxaad kaliya u baahan tahay inaad bilowdo inaad u shaqayso daryeel bixiye ahaan.

Ka dib 6 bilood oo aad u shaqayso daryeel bixiye ahaan, waxaad wax biirin ka heli doontaa loo-shaqeeyahaaga iyada oo ku salaysan tirada saacadaha aad shaqayso. Wax biirinta waa ootomaatig waana fa’iido dheeraad kuu ah adiga gebi ahaanba.

Inta lagu guda jiro bisha 7-aad ama 8-aad ee aad daryeel bixiye ahaan u shaqaynayso, waxaa warqada soo dhawaynta laguugu soo diri doonaa boostada ay la socdaan macluumaadka sida loo furto akoonkaaga hawlgabka oo loo doorto ka-faa’iideyste.[/vc_column_text][/vc_column][/vc_row][vc_row css=”.vc_custom_1601493802591{margin-bottom: 35px !important;}”][vc_column width=”1/4″][vc_column_text][/vc_column_text][/vc_column][vc_column width=”3/4″][vc_btn title=”Retirement: My Plan” style=”classic” color=”info” align=”center” link=”url:https%3A%2F%2Fwww.myseiubenefits.org%2Fretirement%2Fmy-plan%2F|title:Retirement%3A%20My%20Plan||”][vc_column_text]

Sideed ku heli kartaa lacagtaada hawlgabka?

Sida aad ku helayso akoonkaaga hawlgabka waxay ku xiran tahay da’da aad jirto iyo haddii aad wali u shaqaynayso daryeel bixiye ahaan.

Ka yar da’da 65 jir walina u shaqaynaya daryeel bixiye ahaan Waxaad xaq u yeelan doontaa lacagaha hawlgabka markaad gaarto da’da 65 jir.
Ka yar da’da 65 jir oo aan u SHAQAYNIN daryeel bixiye ahaan
  • Haddii 2 sano (24 bilood) ay ka soo wareegtay OO haraagaaga uu yahay $2400 ama ka yar, waxaad heli kartaa lacag bixin hal mar ah.
  • Haddii aad hadana markale dib u bilowdo inaad daryeel bixiye ahaan ugu shaqayso loo-shaqeeya ka qaybqaata barnaamijka, akoonkaaga hawlgabka ayaa dib loo furi doonaa oo lacagaha laguu soo diro ayaa ku dhici doona akoonkaaga isla markaaba. Uma baahnid inaad sugto 6 bilood.
Ka wayn da’da 65 jir walina u shaqaynaya daryeel bixiye ahaan Markuu akoonkaaga gaaro $2,400, waxaad bilaabi kartaa inaad hesho lacagta ugu yar bishii oo dhan $100, iyada oo ku xidhan da’daada iyo baaqiga akoonkaaga*.
Ka wayn da’da 65 jir oo aan u SHAQAYNIN daryeel bixiye ahaan
  • Haddii akoonkaaga uu ka yar yahay $2000 waxaad heli kartaa lacag bixin halmar ah.
  • Haddii akoonkaaga uu ka badan yahay $2,400, waxaad heli kartaa lacagta ugu yar bishii oo dhan $100 ama ka badan iyada oo ku xidhan da’daada iyo baaqiga akoonkaaga.
  • Haddii aad si joogto ah uga fariisato shaqada, waxaad ku wareejin kartaa hadhaaga akoonkaaga IRA, iyadoon loo eegayn inta uu dhan yahay akoonkaaga.
Ka wayn da’da 72 jir oo aan u SHAQAYNIN daryeel bixiye ahaan
  • Waa inaad hesho Lacagta Ugu Yar ee Lagala Bixi Karo Akoonka Hawlgabka (RMD). Waxaa ku ogaysiin doona maamulaha Qorshaha (Milliman).
  • Fadlan xaqiijin in macluumaadkaaga xiriirka uu yahay kii ugu danbeeyay.

*Lacagtaada waxay ku salaysan tahay midki badan: $100, AMA hadhaaga akoonkaaga ee hadda oo loo qaybiyay qiimaha qiyaasta IRS ee inta sano ee la rajaynayo inaa noolaato. Tusaale ahaan, haddii aad 65 sano jirto oo hadhaagaagu yahay $30,000, lacagtaada bil’laha ah waxay noqon doontaa $119 (oo laga jaray 20% oo ah qasab in lagaa jaro).

Su’aalo miyaad qabtaa?

Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775, kala xidhiidh Milliman lambarka 1-800-726-8303, laga bilaabo 5 a.m. ilaa iyo 5 p.m. Pacific time, Isnin ilaa iyo Jimce. Caawinta waxaad ku heli kartaa luuqadaada.

Haddii ay dhacdo inay is qilaafaan macluumaadkan iyo dukumiintiga Qorshaha, dukumiintiga Qorshaha ayaa shaqayn doono.[/vc_column_text][/vc_column][/vc_row][vc_row][vc_column][vc_raw_html]JTNDc3R5bGUlM0UlMEElMDklMDklMDklMEElMDklMDklMDkucGlsbGFyLXNlY3VyZS1yZXRpcmVtZW50LXRydXN0JTIwLnBhZ2UtaGVybyUyMC5oZWFkbGluZSUyMCU3QiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOWJhY2tncm91bmQtY29sb3IlM0ElMjB0cmFuc3BhcmVudCUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOXRvcCUzQSUyMDAlM0IlMEElMDklMDklMDklMDlib3R0b20lM0ElMjBhdXRvJTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTA5cGFkZGluZyUzQSUyMDQ1cHglM0IlMEElMDklMDklMDklMDltYXgtd2lkdGglM0ElMjA1MDBweCUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSU3RCUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwQSUwOSUwOSUwOSUwOS5waWxsYXItc2VjdXJlLXJldGlyZW1lbnQtdHJ1c3QlMjAucGFnZS1oZXJvJTIwLmhlYWRsaW5lJTIwaDMlMjAlN0IlMEElMDklMDklMDklMDklMjAlMjAlMjAlMjBtYXJnaW4tdG9wJTNBJTIwMTBweCUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSU3RCUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwQSUwOSUwOSUwOS5zbWFsbCUyMCU3QiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOWZvbnQtc2l6ZSUzQSUyMDEycHglM0IlMEElMDklMDklMDklN0QlMEElMDklMDklMDklMEElMDklMDklMDlpbWclMjAlN0IlMEElMDklMDklMDklMDltYXgtd2lkdGglM0ElMjAxMDAlMjUlM0IlMEElMDklMDklMDklMDloZWlnaHQlM0ElMjBhdXRvJTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTdEJTBBJTA5JTA5JTA5JTBBJTA5JTA5JTA5LnRocmVlY29scyUyMCU3QiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOWZvbnQtc2l6ZSUzQSUyMDE0cHglM0IlMEElMDklMDklMDklMDlsaW5lLWhlaWdodCUzQSUyMDE4cHglM0IlMEElMDklMDklMDklN0QlMEElMEElMDklMDklMDklMDkudGhyZWVjb2xzJTIwcCUyMCU3QiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwOW1hcmdpbi1sZWZ0JTNBJTIwNjBweCUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSU3RCUwQSUwQSUwOSUwOSUwOSUwOS50aHJlZWNvbHMlMjBpbWcuYWxpZ25sZWZ0JTIwJTdCJTBBJTA5JTA5JTA5JTA5JTA5bWF4LXdpZHRoJTNBJTIwNTBweCUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwOW1hcmdpbiUzQSUyMDBweCUyMDEwcHglMjAxMHB4JTIwMHB4JTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTA5JTA5cG9zaXRpb24lM0ElMjBhYnNvbHV0ZSUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwOWxlZnQlM0ElMjAxNXB4JTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTA5JTdEJTBBJTA5JTA5JTA5JTA5JTBBJTA5JTA5JTA5JTA5JTQwbWVkaWElMjBzY3JlZW4lMjBhbmQlMjAlMjhtYXgtd2lkdGglM0ElMjA3NjdweCUyOSUyMCU3QiUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwQSUwOSUwOSUwOSUwOSUwOS50aHJlZWNvbHMlMjBpbWcuYWxpZ25sZWZ0JTIwJTdCJTBBJTA5JTA5JTA5JTA5JTA5JTA5cG9zaXRpb24lM0ElMjBzdGF0aWMlM0IlMEElMDklMDklMDklMDklMDklN0QlMEElMDklMDklMDklMDklMEElMDklMDklMDklMDklN0QlMEElMDklMDklMDklMDklMEElMDklMDklMDkuY29udGVudC13cmFwcGVyJTIwLnZjX2J0bjMudmNfYnRuMy1jb2xvci1ncmV5LnZjX2J0bjMtc3R5bGUtbW9kZXJuJTIwJTdCJTBBJTA5JTA5JTA5JTIwJTIwJTIwJTIwYm9yZGVyLXJhZGl1cyUzQSUyMDBweCUzQiUwQSUwOSUwOSUwOSUyMCUyMCUyMCUyMHRleHQtdHJhbnNmb3JtJTNBJTIwdXBwZXJjYXNlJTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTIwJTIwJTIwJTIwbWFyZ2luLWJvdHRvbSUzQSUyMDEwcHglM0IlMEElMDklMDklMDklMjAlMjAlMjAlMjBmb250LXNpemUlM0ElMjAxNHB4JTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTIwJTIwJTIwJTIwbGluZS1oZWlnaHQlM0ElMjAxNnB4JTNCJTBBJTA5JTA5JTA5JTdEJTBBJTBBJTA5JTA5JTNDJTJGc3R5bGUlM0U=[/vc_raw_html][/vc_column][/vc_row]

Wakhtiga Ayaa Ah Saaxiibkaaga Ugu Wanaagsan ee Wax Kaydinta. Daawo Sida Ay Lacagtaada U Badato! 

Loo-shaqeeyeyaasha wax ku soo biiriyo sanduuqa hawlgabnimada: 

  • State of Washington (Individual Providers)
  • Addus HomeCare
  • Amicable HealthCare
  • Catholic Community Services
  • CDWA
  • Chesterfield Services
  • Concerned Citizens
  • First Choice In-Home Care
  • Full Life Care
  • Korean Women’s Association
  • Millennia
  • All Ways Caring