Qorshaha Howlgabnimada Sugan
Siinta daryeel bixiyeyaasha dakhli badan marka ay hawlgab noqdaan
Waxaad haysataa saaxiib cusub oo kaa caawiyo inaad wax u kaydsato hawlgabnimada – Qorshaha Howlgabnimada Sugan ee SEIU 775 (SRP)!
Waxaad ku mashquulsan tahay inaad daryeesho macaamiishaada iyo dadka kale ee noolashaada qaybta ka ah. Taasi waa sababta SRP ay u tahay mid ootomaatig ah, aan walwal lahayn, oo gebi ahaanba faa’iido kuu siyaaday ah!
SRP waa midki ugu horeeyay noociisa oo kale oo laga hirgaliyo wadanka. Waxaa loo sameeyay in laguugu siiyo il dakhli oo kale marka lagu daro akoonadaada kale ee hawlgabka.[/vc_column_text][vc_btn title=”Bilow Way Fududahay!” style=”classic” color=”info” align=”center” link=”url:https%3A%2F%2Fwww.myseiubenefits.org%2Fretirement%2Fsrt-get-started-so%2F|||”][vc_video link=”https://youtu.be/uzKxMmee5n4″ el_width=”70″ align=”center”][/vc_column][/vc_row]