Goor dhaw soo bixi doona: Koorsooyinka Waxbarashadda Dadka Wawayn oo Cusub

Saacadaha Waxbarashadda Dadka Wawayn oo Onleen ah oo Cusub ayaa goor dhaw la heli doonaa! Waxaa jiri doona ilaa 12 saacadood oo ah CE oo lagu bixin doono onleen. Koorsooyinka waxaa ka mid ah:

  • Muhiimada Ugu Kowaad – Is-daryeelidda (2 saacadood)
  • Xirfadaha Adeegga Macmiilka (1 saac)
  • Dib Ugu Noqoshada Asaaska Nafaqada (3 saacadood)
  • Caawinta Macmiil La Nool Xanuun Daba Dheeraada (2 saacadood)
  • Dhicitaanka iyo Ka hortaga Dhicitaanka (1 saac)
  • Farqiga u Dhaxeeya Qabsinka Dhinaca Midig iyo Kan Dhina Bidix (3 saacadood)

Bogga koowaad waxaa la soo gelin doonaa tilmaamaha is diiwaaangelinta marka ay koorsooyinka kuu furmaan. Haddii aad u baahan tahay inaad bogto saacadaha CE, waxaa sidoo kale laguu soo diri doonaa iimayl wata macluumaadka is diiwaangelinta. Inta aad ka shaqaynayso inaad buuxiso shuruudahaaga, waxaad awoodi doontaa inaad u sii shaqayso daryeel bixiye mushahar qaato ahaan. Dhammaan daryeelayaasha waxaa la siin doonaan ilaa iyo Agosto 14, 2022 si ay ugu dhamaystiraan CE-dooda. Ma rabtaa inaad sameyso koorso CE haddadan? Wax ka baro fursadaha aqoon kororsiga onleenka ah iyo kuwa qof ahaan loo xaadiro:

 

Students with Disabilities

Students with disabilities have the right to request and receive reasonable accommodation so they can take full advantage of the Training Partnership’s programs and activities. Learn more about our reasonable accommodation policy.

Learn More