Qorshahaaga Caafimaadka ee Aetna

Balan lacag la'aan ka samayso dhakhtarkaaga guud.

Loogada Aetna

Balan lacag la’aan ka samayso dhakhtarkaaga daryeelka guud.

Iyada la isticmaalayo caymiskaaga Aetna, waxaad ku raaxaysan kartaa ballamo lacag la’aanta ah oo laga samaysto dhakhtarkaaga daryeelka guud qof ahaan, taleefan ama onlayn. Waxaad dooran kartaa dhakhtarkaaga wakhti kasta si aad u hesho daryeel habboon, oo tayo sare leh.

Daryeelka Caafimaad oo Lagu Helo Meel Walbo

Daryeelka caafimaadkaadka bilaashka ah iyo midka qiimaha hooseeya ayaad ka helaysaa meel walba, waad ku raaxaysan kartaa:

  • Daryeel tayo sare leh, oo loo diyaariyay baahiyahaaga.
  • Booqashooyin bad-qab leh, oo habboon oo ka dhaca gurigaaga.
  • Xulashada noocyada sugan ee daryeelka onleenka ama taleefanka ah, si aad u adeegsato nooc kasta tiknoolajiyadda aad jeceshahay:
    • Telefoon.
    • Iimayl.
    • Fariinta qoraalka ah.
    • Booqashooyinka muuqaalka ah.
    • App-ka taleefonka casriga ah.

Ka baro wax badan oo ku saabsan xulashooyinka laga heli karo qorshahaaga. [link to HA Aetna page]

Samayso Akoon Onleen ah

Akoonka onleenka ayaa waqtiga dhawra iyadoo u sahlaysa helitaanka dhakhtar, maareynta kharashyada ama tijaabinta barnaamij caafimaad. 

  • Booqo websaydhka Aetna.
  • Guji badhanka “Login” ee ku yaala geeska mid ee qaybta kore. 
  • Markaad joogto hoosta “Don’t Have An Account?” guji “Register”. 
  • Dhamaystir 4 tillaabo oo loogu talagalay diwaangelinta istaamalaha cusub.
    • Waxaad isticmaali Aqoonsiga Xubinnimadaad ku qoran kaarkaada caymiska ama lambarkaada Soshiyaal Sekiyuuritiga si aad isku diwaangeliso.

Qorshahaaga Caafimaadka 2020-2021

Isticmaal gunnooynikaaga lacag la’aanta ah iyo kuwa qiimaha hooseeyo! Caymiskaada waxaa ka mid ah xulashooyinka caafimaadka dareemaha iyo ilkaha, faa’iidooyinka maqalka iyo aragga.

Ka baro wax badan oo ku saabsan qorshahaaga caafimaadka 2020-2021. [LINK]

Su'aalo miyaad qabtaa?

Kasoo wac adeega macmiisha 1–877–606–6705, 8 a.m. ilaa iyo 6 p.m. Pacific time, Isniin-Jimce.