Tabbabarka Aasaasiga ah 7
Puget Sound
Basic Training 7 (Tabbabarka Aasaasiga ah ee 7) waa tabbabar 7 saacadood ah oo looga baahan yahay inuu qaato Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA).
Waa inaad bogtaa dhammaan 7-da saacadood si aad u buuxiso shuruudahaaga. Waxaa ka mid ah:
- 1-saac oo waxbarasho madaxbanaan ah.
- 6-saacadood oo tabbabar macallin uu bixiyo ah (guud ahaan 2 qaybood).
Eeg taariikhaha bilowga iyo dhamaadka ee koorsooyinkan la heli karo:
Taariikhaha koorsada ayaa isbaddeli karta.
Ka wac Xarunta Macluumaadka Xubnaha (MRC) lambarka 1-866-371-3200 (8 a.m. ilaa iyo 4:30 p.m., Isniin ilaa iyo Jimce) si aad isku diiwaangeliso.
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Bellingham |
08/11/2022 | 08/22/2022 | Ingiriis |
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Everett |
07/15/2022 | 07/21/2022 | Ingiriis |
08/09/2022 | 08/17/2022 | Ingiriis |
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Kent |
08/01/2022 | 08/10/2022 | Ingiriis |
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Lakewood |
07/01/2022 | 07/15/2022 | Ingiriis |
08/19/2022 | 09/07/2022 | Ingiriis |
Qeybta 1 | Qeybta 2 | Luuqadda | |
Seattle |
07/01/2022 | 07/08/2022 | English |